Madaxweyne Trump oo Olole doorasho ka wada Georgia xiliga laga guuleestay !!

Madaxweynaha Mareykanka Doland Trump ayaa booqday Sabtidii Shalay gobolka muhiimka ah ee Geoorgia si uu ugu ololeeyo laba Senator oo xisbiga Jamhuuriga ah kuwaas kuraas laba ah kula tartamaya xisbiga Dimoqoraadiga doorashada ku celiska ee bisha January, taas oo go’aamin doonta xisbiga sida aqlabiyadda leh u maamuli doona golaha Aqalka Sare ee Maraykanka billowga muddo … Continue reading Madaxweyne Trump oo Olole doorasho ka wada Georgia xiliga laga guuleestay !!